Qalbi Story

Qalbi Story waa goob aad ka helayso | akhris iyo qoraal | awood iyo jacayl | dhiirigelin iyo farxad | Maad iyo Maahmaahyo | Murti iyo Qosol | Naxariis iyo Walaaltinimo

Menu
  • Home
  • Qisadii Baska
  • Jacayl
    • Jacayl iyo farxad
    • Jacayl iyo Nolol
    • Jacayl iyo Guul
    • Jacayl iyo Wakhti
    • Jacayl iyo Murugo
  • Kalsooni
    • Kalsoonida Nafta
    • Kalsoonida Caqiiqada
    • Kalsoonida Wadanka
    • Kalsoonida Shaqada
    • Kalsoonida Lamaanaha
  • Guur
    • Qurux
    • Maal
    • Diin
    • Nasab
    • Xulasho
  • Isaga
  • Iyada
  • Heeso Qoraala h
  • Nasiibkaaga tijaabi
Jacayl
Showing posts with label Jacayl. Show all posts
Showing posts with label Jacayl. Show all posts

Wixii qiso dhacay jacayla | Hees qoraal ah | Yurub geenyo

Qaybta 1aad Markaad tahay ruux qudhayda Waxay qoonsataba ka dhawra Waxaan ahay qalooca Qabyada noloshaada diida Markaad tahay ruux qalbiga Q...
Jacayl
Posted by Admin 10:50 AM 1 Popular Posts

Xasuus | Abdikadir Juba | Hees Qoraal ah

Heestan waxaa ku luuqeeya fanaanka kaliya ee aan heesihiisa iyo fankiisa jecelahay waa Cabdiqaadir Cumar macalin juba , Heestan magaceedu w...
Heeso Qoraal ah Jacayl
Posted by Admin 10:08 AM 0 Popular Posts

Weynoow hana kala wadin | Hees Qoraal ah | Hibo Vs Bacalwaan

Hibo Nuura; Wadnaha-iyo waxyaheeyga, kii waraabinaayey dhiigoow Waan-waanta sharaftayda, Midka iigu wacnaadee Waajibka iigu yeeshoow Ifka wa...
Heeso Qoraal ah Jacayl
Posted by Admin 8:22 AM 3 Popular Posts

Laba Jacayl Dhexyaal | Hees Qoraal ah | Khadra Daahir

Hadii dhagta ruux la jaro Daloolku wuu joogaayaa Jaleelada geed u yaal Midhahaa lafa jalamsadaa Jir iyo hada jooga uba Aadmigu way is jiidha...
Heeso Qoraal ah Jacayl
Posted by Admin 7:54 AM 0 Popular Posts

Erayo Jacayl ah | Qaybtii 5aad

Weligaa ha diidin qof noloshaada kusoo biiray adigoo xadkiisa siinayo, maxaa yeelay qofka wanaagsan wuxuu nasiiyaaa farxad, qofka xuna waxaa...
Erayo-Jacayla Jacayl
Posted by Admin 4:57 PM 0 Popular Posts

Erayo Jacayl ah | Qaybtii 4aad

Ma ogtahay macaan halkii mar ee aad shumiso dhabankeyga in qalbigeyga ka masaxmaan dhamaan wixii xumaan ah, halkaasina aan kusii qaad dareen...
Erayo-Jacayla Jacayl
Posted by Admin 4:44 PM 1 Popular Posts

Erayo Jacayl ah | Qaybtii 3aad

Markuu qof si xad dhaaf ah kuu jeceyl yahay waxaad ka qaadaa ad adeyg, balse markaad adigu si xad dhaaf ah qof u jeceshahay waxaad ka qaadaa...
Erayo-Jacayla Jacayl
Posted by Admin 4:36 PM 0 Popular Posts

Erayo Jacayl ah | Qaybtii 2aad

Waxaa inoo dhaxeeyo badweyn, buuro, iyo bari aad u dheer, anigu maahi dabeyl lakin hal sikin isii waxaan kuusoo dirayaa jaceylkeyga, oo aan ...
Erayo-Jacayla Jacayl
Posted by Admin 4:28 PM 0 Popular Posts

Erayo Jacayl ah | Qaybtii 1aad

Subixii ma ubaahni inaan saacadeyda ku xirto alarm si aan u kaco, maxaa yeelay waxaad ku dhex nooshahay wadnaheyga gudihiisa waaga markuu ba...
Erayo-Jacayla Jacayl
Posted by Admin 4:16 PM 0 Popular Posts

Mudantii Haweenka | Hees Qoraal ah | M Mooge

Mudantii haweenkaay marwadii la sheegee dadku wada majiirtaay dumar lama mid dhigayee muxubada kal gacalkaa laanyahay magooshee midhihiyo ca...
Jacayl Qurux
Posted by Admin 3:43 PM 0 Popular Posts

Kalsooni | Is aaminaad | Dulqaad | Ixtiraam | | Qanacsanaan

Imisa ayaa jirtoo iyagoo is jecel hadana isku fahmi waaya Xariirkooda taana waxa usabab ah in lamaanuhu aysan waxba ka garaneen shuruudaha l...
Ixtiraam Jacayl Jacaylka iyo Farxad Kalsoonida Lamaanaha
Posted by Admin 9:54 AM 0 Popular Posts

Naxariis | Himilo | Duco iyo Jacayl

Jaceylka waxaa uu la micno yahey geed la beerey oo u baahan xanaaneyn iyo ilaalin joogta sida waraabinta iyo kool koolinta iyo wax yaabo bad...
Diin Ixtiraam Jacayl Kalsoonida Lamaanaha
Posted by Admin 8:58 AM 0 Popular Posts

Beautiful dream come true

Every moment spent with you is like a beautiful dream come true… I Love You.
Jacayl Kalsoonida Lamaanaha
Posted by Admin 5:26 PM 0 Popular Posts

Why do I love you?

Because I finally learned what the word means, and you were the one who showed me.
Jacayl
Posted by Admin 5:20 PM 0 Popular Posts

Caano kaalay ila wadaag

Jacayl Kalsoonida Lamaanaha Nasab Qurux
Posted by Admin 7:33 AM 0 Popular Posts

Haka noogin Caashaqa

Ixtiraam Jacayl Kalsoonida Lamaanaha Kalsoonida Nafta Nasab Qurux
Posted by Admin 7:09 AM 0 Popular Posts

Waxaa kaa fekera Qalbiga | Fariin Jacayl ah

Markaan Ku Jeclaaday Ayaan Nafteyda Weydiiyay Waa Kuma Qofkaan Jeclaatay Nafyahey waxaad tahey ubax ku beeran wadnaheyga, dhiiga halbowlahey...
Ixtiraam Jacayl
Posted by Admin 4:39 PM 2 Popular Posts

Dhiigayga ayaad dhex meeraysataa | Fariin Jacayl ah

Waxkasta waxa ay leeyihiin siyaabo ay u dhamaadaan , shumaca waa uu dhalaalaa , dabku waa uu dhintaa , geedku waa uu qalalaa laakiin jaceylk...
Jacayl Jacaylka iyo Farxad Kalsoonida Lamaanaha Qurux
Posted by Admin 11:03 AM 1 Popular Posts

Qalbiga Ku Jecel

Jacayl Jacayl iyo Murugo Qurux
Posted by Admin 3:12 PM 2 Popular Posts

Jacayl Wanaag Naxariis

Jacaylku waa wanaag Nabadu waa horumar Farxadu waa naxariis
Farxad Ixtiraam Jacayl
Posted by Admin 2:56 PM 0 Popular Posts

Total Tayangan Laman

  • …

  • …

Label

  • Diin
  • Erayo-Jacayla
  • Farxad
  • Heeso Qoraal ah
  • Isaga
  • Ixtiraam
  • Iyada
  • Jacayl
  • Jacayl iyo Guul
  • Jacayl iyo Murugo
  • Jacayl iyo Nolol
  • Jacayl iyo Wakhti
  • Jacaylka iyo Farxad
  • Kalsoonida Caqiiqada
  • Kalsoonida Lamaanaha
  • Kalsoonida Nafta
  • Kalsoonida Shaqada
  • Kalsoonida Wadanka
  • Maal
  • Nasab
  • Naxariis
  • Nolol
  • Qurux
  • Xulasho

Contact

Name

Email *

Message *

Social Share

Copyright © 2014 Qalbi Story All Right Reserved
Created by Arlina Design | Published By Gudoomiyaha Qalbi Somali