Qalbi Story

Qalbi Story waa goob aad ka helayso | akhris iyo qoraal | awood iyo jacayl | dhiirigelin iyo farxad | Maad iyo Maahmaahyo | Murti iyo Qosol | Naxariis iyo Walaaltinimo

Menu
  • Home
  • Qisadii Baska
  • Jacayl
    • Jacayl iyo farxad
    • Jacayl iyo Nolol
    • Jacayl iyo Guul
    • Jacayl iyo Wakhti
    • Jacayl iyo Murugo
  • Kalsooni
    • Kalsoonida Nafta
    • Kalsoonida Caqiiqada
    • Kalsoonida Wadanka
    • Kalsoonida Shaqada
    • Kalsoonida Lamaanaha
  • Guur
    • Qurux
    • Maal
    • Diin
    • Nasab
    • Xulasho
  • Isaga
  • Iyada
  • Heeso Qoraala h
  • Nasiibkaaga tijaabi
Erayo-Jacayla Erayo Jacayl ah | Qaybtii 7aad

Erayo Jacayl ah | Qaybtii 7aad


Dharka aan gashanahay waan iska badalaaa, firaashka aan kuseexdo markuu wasaqoobo waan iska badalaaa, lakin wadnaheyga ayaad ku dhex jirtaa lagamana yaabo intaan noolahay inaan lamaane kale kugu badesho.

Hadii aad qof qalbigiisa jebiso, maalin adigana qof kale ayaa qalbigaaga jebinayo, dabadeed waxaad ogaan doontaa xanuunka qof qalbiga laga jebiyay uu dareemo, weliba adigoo shalaay iyo qoomameyn kaa muuqato.

Xikmada udanbeyso ayaa uu fasiran karaa qof caaqil ah keliya waxeyna tahay.

Inaad keligaa socoto madhib badno, laakiin markaad qof meel fog u raacdo oo aad keligaa kazoo noqoto ayaa aad u dhib badan.


Admin
Add Comment
Erayo-Jacayla
Wednesday, October 21, 2015
  • Tweet
  • Share
  • Share
  • Share
  • Share

About Nuradiiny Tahir

Asc Ku soo dhawoow Qalbi Story Waa Nuradiin Tahir Hassan | waxaan dareemayaa inaad jeceshahay inaad yeelato website ama blog kuu gaar ah wixii aad rabtana ku soo bandhigto markasta, Waxaan kuu sameyn karaa website noocan ah ama ka wanaagsan oo qurux badan oo qiimo jaban ah waligaana kuu shaqayn doona | halkan igala soo xidhiidh +12139211250 waa Whatsapp Number

Related Posts

Total Tayangan Laman

  • …

  • …

Weekly Posts

Label

  • Diin
  • Erayo-Jacayla
  • Farxad
  • Heeso Qoraal ah
  • Isaga
  • Ixtiraam
  • Iyada
  • Jacayl
  • Jacayl iyo Guul
  • Jacayl iyo Murugo
  • Jacayl iyo Nolol
  • Jacayl iyo Wakhti
  • Jacaylka iyo Farxad
  • Kalsoonida Caqiiqada
  • Kalsoonida Lamaanaha
  • Kalsoonida Nafta
  • Kalsoonida Shaqada
  • Kalsoonida Wadanka
  • Maal
  • Nasab
  • Naxariis
  • Nolol
  • Qurux
  • Xulasho

Contact

Name

Email *

Message *

Social Share

ADVERTISEMENT

Subscribe Box

Copyright © 2014 Qalbi Story All Right Reserved
Created by Arlina Design | Published By Gudoomiyaha Qalbi Somali